Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Mareykanka oo dalbatay wada-hadal ay la furto dhigeeda Iran.
    Somalia

    Dowladda Mareykanka oo dalbatay wada-hadal ay la furto dhigeeda Iran.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay wadahadal ay lagasho dhigeeda Iran iyadoona wadahadaladaasi aanan shuruud looga dhigeenin xiisada cadaawada ku saleesan ee waqti xaadirkan u dhaxeeso labada wadan.

    Warqad ay dowladda Mareykanka u qortay Qaramada Midoobey ayay ku sheegtay in weerarkii lagu dilay General Qaasim Suleemaani uu ahaa isdifaac nafsi ah oo ay sameeyeen.

    Iran ayaa habeen hore gantaalo aargoosi ah ku tuurtay xarumo miltari uu Mareykanku ku leeyahay gudaha dalka Ciraaq. Taas oo sidoo kale Iran ay Qaramada Midoobey u sheegtay in ay ahayd isdifaacid.

    Dilka General Suleemaani’ga xiisadan ay ka dhalatay ayaa ahaa ninka labaad ee ugu awooda badan gudaha dalka Iran.

    Safiirka dowladda Iran u fadhiyo Qaramada Midoobey ayaa dhankiisa sheegay in codsiga Mareykanka ee wadahadalada uu yahay mid aanan la’aqbali Karin iyadoo wali ay sii socdaan cunaqabateenada saaran Iran.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.