Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo awoodiisa dagaalka Iran la xadadayo
    Somalia

    Trump oo awoodiisa dagaalka Iran la xadadayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kongarayska Maraykanka waxay soo saareen qaraar xakamaynaya Madaxweynaha awoodiisa ku aadzn dagaal lagu qaado Iran.

    Inta badan Xubnaha Kongarayska oo ubadan Dimuqraadi,ayaa isku raacay qaraarka.

    Madaxweynuhu go’aan dagaal ma gaari karo isagoon ogaysiin Kongarayska sida qaraarku dhigayo.

    Balse xakamaynta Madaxweynaha kuma jirto hadii Iran dagaal soo qaado oo waa umadax banaan yahay go’aanka difaaca dalka sida qaraarku faahfaahinayo.

    Aqalka sanadka ayay tahay in ay ansixiyaan qaraarkan,inkastoo ay aqlabiyada Aqalka ay haystaan Jamhuuriyiinta.

    Dimuqraadiyiinta soo abaabulay qaraarkan waxay ka taxadarayaan laba arimood oo kala ah..

    B.In Madaxweyne Trump uga faa’idaysto dagaalka Iran arimaha doorashada.

    T.Wal-wal ay ka qabaan hogaaminta Trump ee fudaydku ka muuqdo

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.