Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaanada cusub Ee Galmudug oo la shaaciyay
    Somalia

    Xildhibaanada cusub Ee Galmudug oo la shaaciyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 10, 2020Updated:January 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada cusub ee Barlamaanka maamulka Galmudug Shaacintoodu waxay kusoo aaday Madaxweyne Xaaf oo kalsoonidii kala laabtay gudiga farsamada,isla markaana magacaabay Gudi doorasho.

    Xildhibaanada ay liiskooda shaaciyeen Gudiga Farsamada iyo Maamul udhisida Galmudug waxay dhan yihiin 83-Xildhibaan.

    Lix Xildhibaan,ayaa ka maqan liiska lasii daayay,kuwaasoo Gudigu ay sheegeen in ay sida ugu Dhakhsiyaha badan usoo raacin doonaan.

    Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug waxay ka kooban yihiin 89-Xubnood

    Halkan ka akhriso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.