Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami dooni cidii soo saartay Liiska xildhibaanada been abuurka ah ee shalay looga dhawaaqay Dhuusamareeb.