Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Zakariye Xaaji
    Somalia

    Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Zakariye Xaaji

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 20, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay Sakariye Xaaji Siciid, oo sheegtay Af-hayeenka Beesha Cali Saleebaan, kaas oo qeyb ka ahaa falal Ammaan-darro oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

    Ciidanka Booliska ayaa ninkan ka qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso, isagoo doonaya inuu dalka ka baxo.

    Wararka ayaa sheegaya in ninkan loo haysto Afla-gaado uu u geystay Hanaanka Dowliga ah ee Puntland, lana horkeeni doono Maxkamadda.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.