Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Degaan xeebeedka Jilbas ee Degmada Maydh ee Gobalka Sanaag, ayaa waxaa ka kacay dab geystay khasaare, kaas oo sababay gubashada dhir muhiim ah, Dadka degaanka ayaana sheegay in dabkan uu ka dhashay dab ay shideen rag Geel jire ah.