Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dibaxyada ka socda dalka Ciraaq oo sii xoogaystay
    Somalia

    Dibaxyada ka socda dalka Ciraaq oo sii xoogaystay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa weli ka soconaya qaar ka mid ah dalka Ciraaq dibadbaxyo rabshado wata kuwaas oo ay dhigayaan shacab caraysan.

    Dibadbaxyadan ayaa la xiriira tuhun ay shacabku ka qabaan dawladu, in ay samaysay wax is daba marin iyo musuqmaasuq baaxad weyn, waxaana heerkii ugu sareeyay gaadhay shaqo la’aanta iyo faqriga isgarabsaday ee haysata shacabka iyo dhalinta dalkaasi.

    Waxaa jira meelaha qaar ay isku gacan saareen shacabka dibad baxyada wada ee aadka u cadhaysan iyo ciidamada ammaanka dalkaasi Ciraaq, kuwaas oo isku dayaya sidii ay uga hortagi lahaayeen dibadbaxyada kusii fidaya dalka intiisa kale

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.