Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Boosaaso: Meydka kalluumeyste u dhashay Iran oo la keenay Dekedda
    A general view shows activity at Somali's northern port town of Bosasso, November 24, 2008. Somali pirates holding a Saudi supertanker after the largest hijacking in maritime history have reduced their ransom demand to $15 million, an Islamist leader and regional maritime group both said on Monday. REUTERS/Abdiqani Hassan (SOMALIA)
    Somalia

    Boosaaso: Meydka kalluumeyste u dhashay Iran oo la keenay Dekedda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Meydka Kalluumeyste u dhashay dalka Iran ayaa la keenay Dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kaddib markii uu dilay kamid ah ilaalada Doonta kalluumeysi.

    Wararka ayaa sheegaya in Kalluumeystaha geeryooday uu ahaa Mulkiilihii Doonta, uuna dilkiisu yimid kaddib markii uu muran soo dhex-galay asaga iyo ruuxa dilka geystay oo ahaa soomaali kamid ilaalada doonta.

    Dhacdadan ayaa kusoo aadaysa, iyadoo bartamihii sanadkii tagay ee 2019, xeebaha Puntland lagu dilay kalluumeyste u dhashay Dalka Kenya, kaas oo uu dilay waardiyihii doonta uu ka shaqeynayay oo ahaa Soomaali.

    Doonyaha Kaluumaysi ee ka jilaabta Xeebaha Puntland ayaa intooda badan waxa ay ruqso ka haystaan Wasaarada Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland, waxaana sidoo kale ay kaxeystaan ilaalo u dhalatay Dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.