Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta uu Wasaaradda Waxbarashada PL uu uga tagay Axmed Saahid ?
    Somalia

    Maxay tahay sababta uu Wasaaradda Waxbarashada PL uu uga tagay Axmed Saahid ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimihii hore Waaxda Imtixaamadka ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlda Puntland Axmed Mohamud Warsame (Axmed Saahid), ayaa dhowaan ka tagay shaqada Wasaaradda, waxaana booskiisii loo magacaabay agaasime cusub.

    Hadaba Maxay tahay sababta uu Wasaaradda uga tagay Axmed Saahid ?

    Shabakadda Idil News, ayaa ogaatay in Mr. Axmed Mohamud Warsame (Axmed Saahid), uu ugu tagay shaqada Wasaaradda Waxbarashada Puntland, kaddib markii uu u yeeray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Goodax Barre, kaas oo u balan-qaaday inuu u magacaabi doono La-taliyaha Wasaaradda.

    Axmed Saahid oo muddo ku dhow 10 sanno ahaa Agaasimaha Waaxda Imtixaamadka ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlda Puntland, waxaana is-casilaadiisa uu u gudbiyay (23kii Jannaayo 2020), Wasiirka Waxbarashada oo aqbalay, sidoo kale magacaabay bedelkiisa.

    Wasiir C/llaahi Maxamed Xasan ayaa bedelka Mr. Saahid si KMG ah ugu magacaabay Mohamud Mohamed Siciid( Caynsane), kaas oo ahaa ku-xigeenka Waaxda Imtixaamadka ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

    Saraakiil kamid ah Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa inoo sheegay Mohamud Mohamed Siciid( Caynsane), Agaasimaha Imtixaamadka ee Wasaaradda Waxbarashada uu ahaa ruux si weyn u hayay shaqada, sidoo kalena aad ugu xeel dheer shaqadan, Dadka la socda Wasaaradda ayaana ku tilmaamay inuu yahay Ruuxii ku haboonaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.