Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray Degmada Badhan (Sawirro)
    Somalia

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray Degmada Badhan (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020Updated:January 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane C/rishiid Yuususf Jibriil, Xubno katirsan Golaha Baarlamaanka, Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa gaaray Degmada BADHAN.

    C/rishiid Yuususf Jibriil safarkan degmada badhan waxaa ku weheliyay Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Amnig Mudane Cabdisamed Maxamed Galan, Wasiirka Waxbarshada Mudane Cabdulaahi Maxamed Xasan iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Mudane Gen Yaasiin Cumar Dheere.

    Madxda Dawladda Puntland waxaa degmada badhan ku soo dhoweeyay Gudoomiyaha Gobolka sanaag, Saraakiisha laamaha Amniga iyo Bulshada rayadka ah qaybeheeda kala duwan.

    Waftigan Dawladda Puntland imaanshahooda degmada BADHAN ayaa salka ku haysa shaqooyin kala duwan oo ku aadan Gobolka sanaag.

    Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidamada, Wasiirka Amnig iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ayaa dhankooda qaban doona diwaan galinta Ciidamada ku sugan Gobolka sanaag.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.