Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Farmaajo oo ku hoyday Asmara & Abiy Ahmed oo isaga soo duulay
    Somalia

    Madaxweyne Farmaajo oo ku hoyday Asmara & Abiy Ahmed oo isaga soo duulay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmad ayaa dib ugu laabtay magaalada Addis Ababa ee dalkiisa Itoobiya, kadib kulan Saddex Geesood ah oo maanta ay kuwa wada yeesheen magaalada Asmara Dhigiisa Eretria iyo Soomaaliya oo looga dhawaaqay Isbaheysi cusub.

    Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wali ku sugan Eretria kadib heshiiska, waana habeenkii 4-aad oo madaxweynaha uu ka dhaxo dalka Bishan Gudaheed.

    Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa bishan janaayo saddex safar dalka uga baxay, isagoona horey 11 bishan u tagay Asmara oo uu Labo habeen ku hoyday, halka 13 bishan uu tagay Dalka Cummaan oo uu ku hoyday Habeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.