Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo kasoo horjeesatay qorsho ay wado DFS
    Somalia

    Somaliland oo kasoo horjeesatay qorsho ay wado DFS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland ayaa gebi ahaan waxa ay aksoo horjeesatay in deegaanadeeda laga fuliyo mashruuca horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu Shalay Ra’iisul Wasaare kheyre ka daahfuray magaalada Muqdisho.

    Mashruucaas oo ay ku kaceyso lacag ddhan 1.6Mliyan oo Dollar,waxaana Dhalinyarada ka faa’iideysaneysa lagu daray kuwa ku nool Magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorama ee Soomaaliland.

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliland Xasan Gaafaadhi oo Warbaahinta kula hadlay hargeysa ayaa sheega in marnaba aysan macquul noqoneyn in Gudaha Soomaaliland laga fuliyo mashruuc la soo mariyay dawladda Soomaaliya.

    Soomaaliland oo aaminsa inay ka Go’ay Soomaaliya inteeda kale ayaa dhowr mar waxaa ay kasoo horjeesatay mashruuyo kala duwan oo Dowladda Soomaaliya loo soo marsiiyey,kuwaas oo la doonayay in laga fuliyo deegeenadeeda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.