Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ahlu-sunna oo Gudoomiye Baarlamaan ku dooratay Dhuusomareeb (Sawirro)
    Somalia

    Ahlu-sunna oo Gudoomiye Baarlamaan ku dooratay Dhuusomareeb (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda Ahlu-sunna ee fadhigeedu yahay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Maamulka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqday Xildhibaano cusub ay sheegeen in ay yihiin Baarlamaanka labaad ee Galmudug.

    Xildhibaanadan Ahlu Sunna ku dhawaaqeen wali magacyadooda la shaacin ayaa tiradooda lagu sheegay 69-Xildhibaan kuwaa oo lagu daray 20-kii Xildhibaan ee horey looga siiyay Baarlamaanka saxda ah ee Galmudug.

    Kulan isla maanta Xildhibaanada Ahlu-sunna ku yeesheen Xerada INJI ee Dhuusomareeb ayaa lagu doortay Gudoomiye Baarlamaanka oo yeelanayaan Xildhibaanada Ahlu Sunna, waxaana gudoomiyahan la doortay lagu magacaabaa Abdiqani Salaaad Ibrahim .

    Ahlu-sunna ayaa sidoo kale qaban qaabineysa doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa , waxaana garabkan Ahlu Sunna doorashada isku diiwaan galiyay dhoor musharax .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.