Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Puntland oo fagaare ku gubtay 18,300 oo dhalo oo khamri ah
    Somalia

    VIDEO: Puntland oo fagaare ku gubtay 18,300 oo dhalo oo khamri ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2020Updated:January 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laamaha ammaanka Dowladda Puntland ayaa maanta fagaare ku yaalla duleedka bari Magaalada Garoowe, ku gubay maanta Maandooriye iskugu jira khamri iyo xashiis oo gaaraya 18,300 oo dhalo oo khamri ah, 30 madax oo xashiish ah, Afar jeerigaan oo maandooriyaha la macmilo ah , Iyo Laba Haamood oo khamriya.

    Maandooriyahan Khamriga oo noqonaya Tiradii ugu badnayd abid lagu qabto, waxaana Ciidanka amniga Dowladda Puntland ay kasoo qabteen maandooriyahan Degmooyinka Garoowe, Burtinle iyo Dangoranyo ee Gobalka Nugaal .

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal Muumin Cabdi shire, oo ka hadlayay madasha maandooriyahan lagu gubayay ayaa sheegay in Maxkamadaha Dowladda Puntland ay go,aamiyeen in Ciidanku toogtaan cidii lagu qabto iyadoo ka ganacsanaysa maandooriyayaasha.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/2644453459110064/


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.