Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay dagaal dhaqaale oo ka dhan ah Al-Shabaab
    Somalia

    VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay dagaal dhaqaale oo ka dhan ah Al-Shabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 30, 2020Updated:January 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro Kooxda Al-Shabaab iyo sida looga guuleysan karo.

    Madaxweyne Deni oo ka qeyb-galay Xafladda soo dhoweynta ah oo uu soo agaasimey Guddoomiyaha degmadan Gaarisa Cali Bunow Qorane, looguna qabtay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, ayaa sheegay in laga daalay dagaalka dhinaca millateriga ahaa ee lagu jirey, hayeeshee xalka uu ku jiro in loo wajaho dagaal dhinaca Dhaqaalaha  

    Waxaa uu sheegay in Madaxda Soomaalida ay dayaceen mas’uuliyada amaan ee dalka,isla markaana qorsho laga soo abaabulo Soomaaliya lagu weeraro Kenya.

    Dr. Siciid C/llaahi Deni, Madaxweynaha Puntland ayaa munaasabadan soo dhaweyntaa waxaa ku wehelinaayey Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS, Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.