Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: NISA oo burburisay Shabakadii Al-Shabaab u qaabilsaneyd Qaraxyada
    Somalia

    VIDEO: NISA oo burburisay Shabakadii Al-Shabaab u qaabilsaneyd Qaraxyada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 30, 2020Updated:January 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay burburisay shabakad Ururka Al-shabaab u qaabilsaneyd Qaraxyada.

    Qoraal ka soo baxay hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada ku bur buriyeen kooxo isku xiran oo u qaabilsanaa Qaraxyada iyo Farsameyntooda, balse ma aysan sheegin hay’addu tirada dadka ay howlgalkan ku qabteen.

    https://www.youtube.com/watch?v=DIlPXsnYxr0

    Sidoo kale qoraalka ka soo baxay NISA lagu sheegin goobta iyo haka kooxahan laga soo qabtay, laakiin waxaa bogga ay Twitterka ku leeyihiin ka soo muuqday oo kaliya sawirrada hub ka koobnaa walxaha qarxa. 

    Hey’adda NISA ayaa dhowr jeer oo hore sidan oo kale u shaacisan in ay gacanta ku dhigtay Shabakaddo ka tirsan Ururka Al-shabaab laakiin intooda aan warbaahinta loo soo bandhigin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.