Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Ambassador James Swan, ayaa ka hadlay doorka QM ee doorashada Soomaaliya ee 2020/2021, isagoona sheegay inay ka go’an tahay ka shaqeynta doorasho xor iyo xalaal ah inay dalka ka dhacdo.