Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Cabdi Warsame oo loo magacaabay Madaxa Maamulka Guriyeynta Dadweynaha ee Minneapolis
    Puntland

    VIDEO: Cabdi Warsame oo loo magacaabay Madaxa Maamulka Guriyeynta Dadweynaha ee Minneapolis

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdi Warsame ayaa taariikh labaad oo dhaxal-gal ka sameeyey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ka dib markii loo magacaabay madaxa Maareynta  Guryeenta Dadweynaha.

    Wuxuuna noqday qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah oo la magacaabo jagadaas muhiimka ah.

    https://www.facebook.com/SOMTVMN/videos/1042017296169512/

    Maamulka Guriyeynta Dadweynaha ee Minneapolis ayaa u adeega ilaa 26,000 oo qofood. Qiyaas ahaan seddex-meelood meel dadka guryaha kireysta ee magaalada Minneapolis ayaa Soomaali ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.