Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynihii Hore ee Dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo aysan ka talin magaalada Muqdisho, sidoo kalena la canshuuro qaar kamid ah Hay’adaheeda muhiimka ah. https://www.facebook.com/Mohmed.Abdi.A/videos/356280081921693/
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.March 31, 2026
Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?March 31, 2026