Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga Martinez.