Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xarunta la socoshada saadaasha Hawada oo laga hir-galiyey Garoowe (Sawirro)
    Somalia

    Xarunta la socoshada saadaasha Hawada oo laga hir-galiyey Garoowe (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada ee Dowladda Puntland, ayaa xarunteeda dhexe ka dhistay Saldhig cusub oo lagula soconayo Saadaasha hawada gaar ahaana Roobabka, Cimilada, heer kulka iyo ka digista hadii ay jiraan isbedelo laga baqayo oo dhanka Cimilada ah.

    Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Prof, Ismaaciil Diiriye Gamadiid oo xaruntan si rasmi ah u furay ayaa sheegay in ay xaruntani qayb ka qaadan doonto Saadaasha iyo lasocodka cimilada, isagoo sheegey in xogaha ay xaruntu soo saarto la gaarsiin doono dhamaan xarumaha dawlada iyo guud ahaan bulshada Puntland.

    Xaruntan cusub ee la socoshada Saadashada Hawada, ayaa ah tii afaraad ee laga hirgaliyo Degaanada Puntland, waxaana ay qeyb ka tahay dadaalo ay mudooyinkii ugu dambeeyey waday Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland oo lagula soconayey isbedelka cimilada, islamarkaasna bulshada lagu gaarsiinayey isbedelka ku imaan kara cimilada iyo Cimilo-gooreedyada oo marwalba isbadalaya, sida uu sheegay Wasiir Ismaaciil Diiriye Gamadiid.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.