Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxaa goor-dhaweyd soo gaba-gabowday codeynya Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee garabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoona ay bilaabatay Tirinta Cidadka Doorashada oo ay ku tartamayaan Saddex Musharax.