Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Urur Gobaleedka IGAD ayaa qoraal u soo saaray uga hor-yimid Doorashada QoorQoor, isagoona ugu baaqay wada-hadal dhinacyada ku hardamaya Siyaasadda Maamulka Galmudug.