Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saraakiisha iyo Askarta Ciidanka Dowladda oo digniin adag loo diray (VIDEO)
    Somalia

    Saraakiisha iyo Askarta Ciidanka Dowladda oo digniin adag loo diray (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 3, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ee Janeraal liibaan Cali Yarow oo qaar kamid ah saraakiisha iyo askarta ciidamada xoogga dalka kula hadlayay gobalka gedo ayaa waxa uu ku amray in aysan ka qayb qaadan karin arrimo la xiriira qabiil iyo siyaasadd.

    Gen. Libaan Cali Yarow ayaa sheegay in sarkaalka iyo askarigaba ay xaaraan ka tahay ka qayb qaadashada arimaha qabiilka iyo siyaasadda wixii ka dabeeya maalinta uu Askari in uu naqdo uu qorto.

    Waxa uu tilaamaamay in masuuliyad ay ka saran tahay saraakiisha iyo ciidamada sugidda amniga qof walba ee kunool goobta lagu ogyahay sugidda amnigeeda balse aanan loo ogeleyn in wax ka baxsan intsaasi ay sameeyaan.

    Ugu dambeyntii, Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ee Janeraal liibaan Cali Yarow waxaa uu sheegay in askarta iyo saraakiishaba ay waajib ku tahay in ay u hoggaansaaan awaamiirta madaxda shaqadoodana aysan dayicin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.