Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash,waxuu usoo anba bixi doonaa maanta Dalka Jarmalka. Socdaalka Karaash,waxuu ku salaysan yahay xaalad caafimaad oo ugaar ah. Waayahan,waxaa liitay xaalkiisa Caafimaad. Jibril Qoobey.