Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Sidee loogu soo dhaweeeyay Muuse Biixi Adis?
    Somalia

    Video:-Sidee loogu soo dhaweeeyay Muuse Biixi Adis?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 10, 2020Updated:February 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuse waxaa soo dhoweeyey Wasiir ka tirsan Dowlada Itoobiya,sidii Farmaajo.

    Muuse waxaa daba taagnaa askari ugaar ah sida Farmaajo.

    Muuse Kursiga uu fadhiyay,waxaa loo ag dhigay Calanka maamulkiisa,sida Farmaajo.

    Muuse,waxaa lagu galbiyay Baabuurta Madow oo Calankiisu ka dul babanayo ee Farmaajo lagu qaaday.

    Muuse Gaadiidkii galbinayay Wadada,ayaa loo xiray sidii Farmaajo.

    Dhamaan astaamahaasi waa kuwo Muuse Biixi iyo maamulkiisa kor usoo qaaday.

    Sidoo kalena ilhaamo ku ah Farmaajo oo kal hore ku faanay in uu soo xiray Kanaaladii Wadamada dariska ah..

    Sida xoguhu tilmaamayaan hab maamuuskan aadka usareeya laguna soo aadiyay Shirweynaha Midowga Africa,waxaa soo dadajiyay sadex arimood oo kala ah…

    B.Abiye oo guushii Biladii Nopel-ka gaaray

    T.Heshiiskii Afartii Dekadood ee Farmaajo usaxiixay Abiye,isagoo ka wakiil ah Imaaraadka oo aan uhirgalin sidii balantu ahayd,iyadoo Farmaajo awoodi kari waayay in uu horgeeyo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka.

    J.kulankii Asmara oo Farmaajo go’aan cad ka qaadan waayay soo jeedintii Abiye iyo Asiyaas ee ahayd in uu kala doorto xiriirkooda iyo kan Qatar.

    Sida muuqata soo dhaweynta Muuse ee Adis-ababa waxaa lagu karbaashayaa Farmaajo.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10157933803691878&id=742346877

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.