Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo dib ufasaxay taageerida Ciidamada Somaliya
    Somalia

    Maraykanka oo dib ufasaxay taageerida Ciidamada Somaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 12, 2020No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku waxuu dib ufasaxay dhaqaalihii uu ku taageeri jiray Ciidamada Somaliya.

    Dib ufasixidan waxay ku kooban tahay Ciidamada sida tooska ah dagaalka ugula jira Alshabaab.

    Taasi waxay ka macno tahay in Sadex Ciidan oo qura ay heli doonaan taageerada Maraykanka,kuwaasoo kala ah…

    B.Ciidamada Puntland

    T.Ciidanka Danab

    J.Ciidamada Jubaland

    Waxaa meesha ka baxay Maleeshiyaadkii Dowlada Fadaraalku ku dhaqaale qaadan jirtay ee aan qaybta ka ahayn la dagaalanka argagixisada.

    Go’aanka Maraykanka waxaa ku xiran shuruud oranaysa in Dowlada Dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah ay ku heshiiyaan marka hore Ciidamada la taageerayo.

    Taasi waxay muujinaysaa sida Maraykanku uga aamin baxay Dowlada Dhexe ee Somaliya.

    Go’aankan waxuu kusoo aadayaa,iyadoo wafti sare oo Maraykanka ka socda uu soo gaaray Kismaayo.

    Sidoo kale go’aanku waxuu jawaab u yahay baaqii Madaxweyne Deni ee ahaa in caalamku dib uga fiirsado taageerida uu siiyo Ciidamada Dowlada Dhexe ee sida khaldan loo adeegsaday….

    “The United States resumed providing direct security assistance to a non-mentored unit of the Somali National Armed Forces (SNAF) this week in support of counterterrorism operations in Lower Shabelle against al Shabaab.

    We commend the steps taken by the Federal Government of Somalia to improve public financial management of the SNAF as part of ongoing institutional reforms, which give the United States increased confidence in accountability mechanisms for donor resources. We call on the FGS to continue prioritizing security sector reforms, including asset management and human resources, as part of the comprehensive effort to build and sustain capable, professional, and accountable security forces.

    While these ongoing SNAF reforms are important, the United States will only continue support to SNAF operations that are focused on defeating terrorist organizations. Furthermore, reconciliation between the Federal Government and Federal Member States is an even more vital step towards reestablishing governance, security, and prosperity for all Somalis.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.