Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dib uhabaynta Ciidamada oo gaartay Carmo
    Somalia

    Dib uhabaynta Ciidamada oo gaartay Carmo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xarunta Akadeemiyada Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee degmada Carmo oo ka tirsan Gobolka barri waxaa gaaray gudiga dib uhabaynta Ciidamada Dawladda Puntland.

    Masuuliyiinta hawlgalka shaqo u tegay degmada Carmo waxaa ka mid ahaa Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidamada, Wasiirka Amnig, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta iyo Abaan duulaha Ciidamada Daraawiishta Gobolada barri iyo Karkaar.

    Gudiga ayaa la kulmay Ciidamada Daraawiishta ee Deegaanka YALHO IYO KARIN dhamaana Ciidamadu waxana ay mareen Diwaan galinta habka Casriga ah ee Ciidmada.

    Sidoo kale Xarunta Akadeemiyada Booliska ee degmada Carmo waxaa gaaray Kooxaha diwaan galinta iyo Baarista Dhiiga oo uu Hoggaaminaayay Mahdi Qambi.

    Gudiga dib uhabaynta Ciidamada ayaa wali ku guda jira diwaan galinta Ciidamada Dawladda Puntland ee Gobolada.

    Baahintii

    Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.