Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Sh.Shariif”Dalkan Cajalado FC oo la jarjarayo laguma Xukumi karo”
    Somalia

    Video:-Sh.Shariif”Dalkan Cajalado FC oo la jarjarayo laguma Xukumi karo”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 21, 2020Updated:February 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Dowladda mugdiga ay kujirto haka soo baxdo. Anaga wax aan fiicneen ayaa inoo muuqda. Hadhow hadii ay wax dhacaan waxaa lagu leeyahay maxaa uga hadli weysay”

    “Hadii Facebook iyo cajalado la jarjaray la moodayo in dalkaan lagu xukumi karo aniga taas ma moodaayo in ay dhici karto”

    “Wada hadal iyadoo aan la bilaaban maxaa Hargeysa loo aadayaa. Hadii la aadayana maxaa dariska hooshaas galiyay. Waa sabab kamid ah dagdaga. Aniga ma fahmin”

    “Dowladda ma ahan dad ama koox yar oo meel isku tagay oo sida ay doonaan wax u sameen kara. Dowladnimada waala wada leeyahay. Xilkaan la isku dhajinaayana cid gaar ah malahan saas ha u ogaadee “

    “Waa in sida wax loo wado wax laga badalaa hadii dalkaan larabo in loo turo. Hadii awood iyo waxan rabaan sameynaa meesha timaado wixii laga helo laleeyahay”.

    Madaxweynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka hadlay xaalada dalka uu marayo.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10157968475461878/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.