Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo beeraleydeeda ka caawinaysa kordhin beerashada Digirta iyo Haruurka (Sawirro)
    Somalia

    Puntland oo beeraleydeeda ka caawinaysa kordhin beerashada Digirta iyo Haruurka (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada DPL ayaa magaalada Garoowe ku qabatay Shir looga hadlayay saamaynta cudurka COVID 19 dhanka Sugnaanta cuntada iyo sidii looga taxadari lahaa in Kala xirnaanshiyaha xanuunkan ee guud ahaan dunidu uusan saamayn kuyeelan Cunada Daruuriga ah iyo Waxsoosaarka beeralayda Puntland, Waxaana shirkaan ka qaybgalay qaar kamida haya’adaha bah-waagta la ah Wasaaradda sida WFP,CEFA,KAALO,World vision,UN OCHOA ,SDC iyo FAO.

    Shirkaan oo sidoo kalena loo qabtay habka la isku raacsan yahay ee Taxadarka iyo xakamaynta xanuunka COVID 19 waxaa ka qaybgalayaasha shirku intooda badani ay shirka uga qaybgalayeen habka Maqal/Muuqaaladka ah ee khadka isgaarsiinta kaas oo loo qorsheeyey in isla wasaaradda Deegaanku ay qayb ka qaadato fulinta xakamaynta xanuunkan.

    Shirkan waxaa laysku af gartay in la laga caawiyo beeralayda Puntland hormarinta waxsoosaarka iyo beerashada dalaga gaar ahaan kiisa wadaniga ah ee haruurka iyo digirta si kor loogu qaado wax-soosaarka beeraha gudaha dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.