Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kasoo muuqashada Fiqi ee Wasiirada Galmudug oo la yaab noqotay!!!
    Somalia

    Kasoo muuqashada Fiqi ee Wasiirada Galmudug oo la yaab noqotay!!!

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 24, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Macalin Fiqi Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka,Talyihii NISA ee Dowladii Sh.Shariif,sidoo kale mid ka mid ah raga sida adag uga soo horjeeda Dowlada N&N,ayuu umagacaabay wasiirka amniga Galmudug Qoor-Qoorka Fahad keenay.

    Fiqi shaqada loo dhiibay waa Nin yaqaan oo khibrad uleh inkastoo Galmudug aysan awood dhaqaale iyo mid Ciidanba ulahayn sugida amnigeeda aadka udayacan.

    Puntland oo daris la’ah Galmudug,ayuu muhiim u yahay Fiqi oo kasoo jeeda beesha Sacad,waxaana laga filan karaa wada shaqayn dhow oo khibrad leh.

    Dad badan waxay wax iska waydiinayaan ma Fiqi,ayaa tanaasulay oo Villa-da udhawaaday mise sida suuqa ku jirtay Qoor-Qoor baa kooxda isku laba rogay.

    Siday tahayba Qoor-qoor iyo Fiqi waxay ciyaareen Kubad adag oo siyaasadeed.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.