Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kastamka Tuur-dibi oo maanta la xariga laga jarayo (Sawirro)
    Somalia

    Kastamka Tuur-dibi oo maanta la xariga laga jarayo (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 24, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kastamka Tuur-dibi ayaa maanta xariga laga jarayaa, wasiiro ka tirsan Puntland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa halkaasi gaaray, kastamkaan ayaa muhiim u noqonaya ganacsiga labbada dhinac.

    Xubnaha Golaha Wasiiirada Dowladda Puntland ee xariga ka jaray kastamka ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Puntland,

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa dadaal galinaya sidii loo heli lahaa Dekeda Qalalan ee Tuurdibi oo muhiim u ah ganacsatada Puntland, waxaana kamid ah Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xariirka caalamiga ah, Wasiir ku-xigeenada Wasaaradaha Maaliyadda iyo Amniga iyo Masuuliyiin kale.

    Kastamka Tuur-dibi oo noqon doona kastam ganacsi ayaa u sahli doona ganacsatada Reer Puntland iyo kuwa Dowlad Degaanka Soomaalida, inay ganacsigooda si fudud u kala gaarsiiyaan Labada Degaan.

    Xukuumaddihii Iskaga dambeeyey ee Puntland iyo Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa dadaal galinayay, mar kastana caqabadaha ayaa ahaa kuwa xagga Federaalka Itoobiya kajiray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.