Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Liiska Golaha Degaanka Degmada Baargaal oo lagu dhawaaqay
    Somalia

    Akhriso: Liiska Golaha Degaanka Degmada Baargaal oo lagu dhawaaqay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowladda Puntland ayaa soo saartay liiska magacyada 18 xubnood oo kamid ah Xildhibanaaadda Golaha Deegaanka ee Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu.

    Degmada Taariikhiga ah ee Baargaal oo kamid ah Degmooyinka Darajada (B) ee degaanada Dowladda Puntland, waxaana ay Golaheedu degaanku ka kooban yihiin 21 xubnood, Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Dowladda Puntland ayaana sheegtay in dib loo dhigay ansaxinta 3 xubnood oo kamid ah Golaha Degaanka cusub.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed C/rixmaan Dhabancad, ayaa ku sugan Degmada Baargaal, isagoona u jooga dhismaha Golaha cusub, waxaana la qorsheynayaa in saacadaha soo socda ay qabsoonto Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmadaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.