Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Howlgallo culus oo ka socda Gaalkacyo
    Somalia

    VIDEO: Howlgallo culus oo ka socda Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 27, 2020Updated:April 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Amniga Dowladda Puntland ayaa howlgallo culus ka wada magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, iyagoona Ciidanku ay bartilmaameedsanaya goobo gaar ah oo la tuhunsan yahay inay saldhig u yihiin kooxaha falalka ammaan daro ka geysta magaalada Gaalkacyo.

    Howlgaladan oo uu hoggaaminayo Taliyaha cusub ee Qeybtii Booliska Gobalka Mudug G/sare Muumin Cabdi Shire, ayaa si xariir ah uga socday magaalada Gaalkacyo, waxaana Ciidanku ay gacanta ku dhigeen xubno katirsan Argagixisada Al-Shabaab.

    Guddoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuur-yare, ayaa ku eedeeyay odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug inay isku dayayaan inay caqabadeeyaan howlgalada ka socda Gaalkacyo, iyagoo soo dhoobanaya Saldhigyada Ciidanka marka Ciidanku soo qabtaan qof laga shakisan yahay.

    https://www.facebook.com/samadooncumar1/videos/2602009146679456
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.