Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo iska diiday Agab caafimaad oo laga soo qaadi lahaa Muqdisho.
    Somalia

    Puntland oo iska diiday Agab caafimaad oo laga soo qaadi lahaa Muqdisho.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland ayaa iska diiday Diyaarad Muqdisho ka soo qaadi lahayd agab caafimaad oo shiinaha iyo Turkigu ugu deeqeen Soomaaliya, sida ay ilo rasmi ah ay u xaqiijiyeen Shabakadda Idil News.

    Diyaaradan oo maanta lagu waday inay kasoo degto magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa Puntland joojisay kaddib markii la sheegay inay Dowladda Federaalku ay kusoo dareyso shaqaale katirsan Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Xafiiska Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre.

    Wararka ayaa sheegaya inay Puntland ay iska diiday in agabkan oo ka kooban dhowr kartoon Face-mask ah iyo Af-xir, ayaa Puntland sheegtay in aysan doonay in la isku sawirro xilligan adag agab deeq caalamku uu siiyay Soomaaliya ah, kuwaas oo intoodii tayada laheyd ay la hartay Dowladda Federaalka ee fadhigeedu yahay XAMAR.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.