Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shariif oo ku baaqay gurmad deg deg ah oo loo sameeyo Shacabka Qardho
    Somalia

    Sheekh Shariif oo ku baaqay gurmad deg deg ah oo loo sameeyo Shacabka Qardho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee DKMG aheyd ee Soomaaliya Mudane Sharif Sheikh Ahmed, ayaa ka hadlay xaalada degmada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar, oo daadad xalay kusoo rogmaday ay sababeen khasaare nafeed iyo mid maal.

    Sharif Sheikh Ahmed, oo qoraal kooban kusoo daabacay bartiisa Facebook ayaa ugu tacsiyeeyay shacabka magaalada Qardho iyo Guud ahaan Reer Puntland khasaaraha naf iyo maalba leh ee ka dhashay Daadadkii ku dhuftay Qardho.

    Sidoo kale, Madaxweyne Sharif ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Ganacsatada iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed inay u istaagaan u gurmashada Shacabka Magaalada Qardho.

    https://www.facebook.com/HESharifShAhmed/posts/569928427236226
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.