Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo fagaare ku toogatay 3 Ruux
    Somalia

    Al-Shabaab oo fagaare ku toogatay 3 Ruux

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 29, 2020Updated:April 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur oo ka tirsan Gobolka Galgaduud waxaa ay ku toogteen Saddex Ruux oo ay ku eedeeyeen inay Mareykanka kala Shaqeeyeen duqeymo uu la beegsaday Saraakiil ka tirsan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab.

    Saddexda Ruux oo ay toogteen Al-Shabaab ayaa isugu jiray laba Dhalinyaro ah iyo Nin Oday ahaa,kuwaas oo lagu kala Magacaabi jirey.

    1: Axmed Nuuroow Maxamed Xeroow oo 23 sana jir ahaa,kaas oo ay ku eedeeyeen in uu la Shaqeynayay diyaaradaha wax duqeeya ee Mareykanka iyo Maamulka Koonfur Galbeed.

    3: Bashiir Maxamuud dhagool oo 22 sana jir ahaa oo ay ku eedeeyeen in uu mas’uul ka ahaa duqeymo ay diyaaradaha Mareykanka la beegsadeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

    3: Bishaar Axmed Cabdulle Hooloow oo 50 sana jir ahaa,waxaana ay sheegeen in uu la Shaqeynayay Diyaaradaha duqeymaha fuliya ee Mareykanka iyo Maamulka Hir-Shabeelle.

    Al-Shabaab ayaa horay sidaan oo kale meelo badan oo kamid ah Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya fagaarayaal ku yaalla waxaa ay ku toogteen dad ay ku eedeeyeen inay la Shaqeynayeen Dowladda Soomaaliya iyo Dowladaha taageera.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.