Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Madaxweynayaashii hore ee Puntland oo baaq kasoo saaray Fatahaadihii Qardho
    Somalia

    VIDEO: Madaxweynayaashii hore ee Puntland oo baaq kasoo saaray Fatahaadihii Qardho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 30, 2020Updated:April 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynayaashii hore ee Dowladda Puntland ee kala ah Dr. Cabdiweli Cali Gaas, & Dr. Cabdiraxmaan Faroole oo wehlinayo Senator Cabdirisaaq Jurille oo shir ku qabtay Garoowe, ayaa DF Soomaaliya uga mahadceliyey lacagta ay soo gaarsiisay magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar.

    Masuuliyiinta ayaa sheegay inay muhiim tahay in Xukuumadda Puntland looga dambeeyo howlaha Guddiyada iyo gargaarka magaalada Qardho, waxayna sheegeen in uu sharci yahay guddiga Xukuumadda oo kaliya, loona baahan yahay in awooda la mideeyo.

    https://youtu.be/YynTO0tGxSI

    Ugu dambeyntii, Madaxweynayaashii hore ee Puntland iyo Senator Jurile ayaa bogaadiyay dadaalada ay wadaan bulshada Puntland ee ku aadan gurmadka Qardho, waxaana ay sheegeen in loo baahan yahay inay xoojiyaan isu gurmashadooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.