Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxtooyada Somaliland oo beenisay in madaxweyne Siilaanyo
    Somalia

    Video:-Madaxtooyada Somaliland oo beenisay in madaxweyne Siilaanyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 6, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Husseyn Aadan Cige Deyr Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo shir jaraaid qabtey ayaa waxaa uu ka Hadley warar la isla dhax mariyey oo ku saabsan in Madaxweyne Siilaanyo uusan caafimaad ahaan wanaagsaneyn.

    Afhayeen Deyr ayaa waxaa uu beeniyey in Madaxweyne Siilaanyo uu xaalad caafimaad xumo ku jiro, isagoona intaa ku daray in uu aad u wanaagsan yahay.

    โ€œMadaxweynuhu waxaa uu ku jiraa mid kamid ah marxaladaha ugu wanaagsan ee uu ku jiro qof caafimaadkiisu taam yahay, wararka been abuurka ah sida aad u maqashaan ayunbaan u maqalnaa, madaxweynahana ilaahey caafimaadka ha u kordhiyoโ€ ayuu yiri Afhayeen Deyr.

    Dhawanahanba waxaa suuqa ku jirtey in Madaxweyne Siilaanyo uu ku jiro xaalad caafimaad xumo oo safaradii uu dibada ugu maqnaana lagu sheegey in uu xaalad caafimaad u maqanyahay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/BK9q-u2iBNc

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.