Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay ganacsada Soomaaliyeed ee kunool Kenya (VIDEO)
    Somalia

    Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay ganacsada Soomaaliyeed ee kunool Kenya (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 11, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya .

    Kulanka oo ahaa mid soo dhaweyn ah ayaa ganacstada waxa ay uga xog warameen Raโ€™iisul Wasaaraha ganacasiga Soomaalida ay ku leeyihiin Kenya , horumarka ay sameyeen iyo caqabadaha heysta xilligan. Ganacstada ayaa u soo jeedinayaan talooyin ay u arkaan in lagu hagaajin karo xoojinta xiriirka labada dal.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ma dhabaa in Deni iyo Xasan kawada hadleen ictiraafka SL?

    December 27, 2025

    Faallo:-Dowlada Puntland,waa in aysan ka hadlin qodobka ictiraafka Israa’iil ee SL.

    December 27, 2025

    ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ซ๐š๐ž๐ฅ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐›๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ข๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

    December 27, 2025
    Latest Posts

    Ma dhabaa in Deni iyo Xasan kawada hadleen ictiraafka SL?

    Faallo:-Dowlada Puntland,waa in aysan ka hadlin qodobka ictiraafka Israa’iil ee SL.

    ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ซ๐š๐ž๐ฅ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐›๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ข๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

    Israel announces official recognition of Somaliland as independent state

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.