Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Dowlada Puntland,waa in aysan ka hadlin qodobka ictiraafka Israa’iil ee SL.
    Puntland

    Faallo:-Dowlada Puntland,waa in aysan ka hadlin qodobka ictiraafka Israa’iil ee SL.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Puntland,waa in aysan ka hadlin qodobka ictiraafka Israa’iil ee SL.

    Wasiirada,Xildhibaanada iyo shaqaalaha Dowlada Puntland noocay rabaan ha noqdaan,waa in aysan hadlin.

    Sidoo kale golaha mustaqbalka Somaliyed ee aan xubinta ka nahay,waa in uusan wax Warmurtiyeed ah kasoo saarin arinkan.

    SL aqoonsi helideeda ma rabno in aan caqabad kusii ahaano,sababo jira awgood.

    Sidoo kale difaaca midnimada Somaliyed Ninbaa loo dhaariyay ee haka hawlgalo.

    Saakay,waxaa ilaahay mahdiiya in Kursiga uusan ku fadhiyin Madaxweyne nagu qayb ah oo gacantiisa aysan Somali ku kala tagin.

    Xasan,waxaa la go’ay Wadaan siyaasadeed ee yaanan kasoo saarin ee aan ku fiirsano oo arinkan ka galno ( Xaasidnimo Siyaasadeed).

    Hays arkaan reer SL iyo Damjadiid+Daljir.

    Arinkan,waa xasaasi yaanan horboodin siyaasiyan hadaan nahay reer Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.