Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Aadan Barre oo dhex-dhexaadin ka dhex wada Deni iyo Axmed Madoobe
    Somalia

    Aadan Barre oo dhex-dhexaadin ka dhex wada Deni iyo Axmed Madoobe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxa kulmay,waa Madaxweyne Deni iyo Wasiir Aadan Barre ee maysan kulmin Deni iyo Axmed Madoobe.

    Aadan Barre,waxuu mudo ka Nabadoonaynayay dhexdhexaadinta Deni iyo Axmed,kulankooduna,waxuu daba socday kulamo iyo ballamo hore.

    Deni waa garawsan yahay muhiimada wada dhalashada sokeeyanimo ee Beesha uu kasoo jeedo Axmed Madoobe.

    Sidoo kale ilaalinta Jubaland,waa garawsan yahay in ay muhiim utahay wada socodka hogaamiyayaasha Labada Maamul.

    Balse weli,waxuu qaadan la’a yahay Ballan xumada,Todobo Wajiilaynta,Siyaasada Maalin Qadada ku salaysan ee Axmed Madoobe.

    Dhawaan way dhici kartaa in lays hor fariisiyo Labada Madaxweyne Axmed iyo Deni si rasmi ah.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.