Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Aadan Madoobe oo ku dhawaaqay in la ansixiyay Gudiga Doorasho Ee Xasan Shiikh
    Somalia

    Aadan Madoobe oo ku dhawaaqay in la ansixiyay Gudiga Doorasho Ee Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maantay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho,ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha,sida uu sheegay Gudoomiye Aadan Madoobe.

    169-Xildhibaan,ayaa ogolaatay, waxaana diiday 6-Mudane,mana jirin cid ka aamustay, sida uu ku dhaawaway Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe.

    Guddigan oo loogu yeeray Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha,ayaa ah Guddi Qaran oo Dastuuri ah,wuxuuna mas’uul ka noqonayaa Maamulidda Doorashooyinka heerarka kala duwan ee Wadanka iyo in ay hirgaliyaan Doorashooyinka Qof iyo Cod ah oo hufan oo la rabo inay ka dhacdo Dalka sida ay sheegayso Villa Somaliya.

    Dhanka kale,waxaa jira Xildhibaano door ah oo kasoo kala jeeda PL iyo JL oo Maanta ka hor yimid ucodaynta Gudigan,waxaana ka dhex dhacay Golaha Gacan ka hadal iyo fawdo.

    Xildhibaanada, ayaa ku doodaya in aysan jirin wax la ansixiyay iyo Codayn Sax ah oo dhacday ee kaliya Aadan Madoobe ku dhawaaqay Natiijo been abuur ah.

    Gudigan iyo Xeerarkii ka hireeyayba mahan kuwo laysku raacsan yahay oo loo maray Dastuurka iyo habraacyada saxda ah,waxaana kasoo hirjeeda PL iyo JL iyo Siyaasiyiinta reer Muqdisho.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.