Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Aamusnaanta Muuse Biixi oo abuurtay Shaki iyo wal wal cusub
    Somalia

    Aamusnaanta Muuse Biixi oo abuurtay Shaki iyo wal wal cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    16-Saacadood,ayaa kasoo wareegtay markii lagu dhawaaqay in Cirro ku guulaystay Doorashadii Madaxweynaha Somaliland ilaa hadda Muuse Biixi ma dirin Hanbalyo mana sheegin in uu aqbalay Natiijada haday ahaan lahayd Qoraal & hadal toona.

    Qiimaha Doorashada iyo Natiijada,waxaa Gacanta ku haya Muuse oo ay Maanta aqbalaadiisu uga qaalisan tahay SL wax walba.

    Aqbalaada Muuse,waa umuhiim Doorashada Qiimaheeda.

    Dadku shaki ayay qabaan,waxayna ka wal walsan yihiin in uu diido Natiijada oo laysla aado Maxkamad.

    Maxkamada,ayaa ridi karta go’aan waxba kama jiraan ka dhigi kara Natiijada oo keeni kara in dib loogu noqdo Doorasho kale.

    Inkastoo Dad ay qabaan Gudiga Doorashadu in uusan ku dhawaaqeen Natiijada,isagoo midaysan haduusan Muuse raali ka ahayn.

    Saacadaha soo socda,ayaa laga warsugayaa jihada Muuse Biixi aado.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.