Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abaabulka Mooshin ka dhan ah Gudoonka Baarlamaanka PL oo bilowday
    Somalia

    Abaabulka Mooshin ka dhan ah Gudoonka Baarlamaanka PL oo bilowday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mooshin ka dhan ah Gudoonka Baarlamaanka,ayaa bilowday,waxaana ilaa iyo hada abaabulan 26-Xildhibaan.

    Sida ay ii xaqiijiyeen Xildhibaanada Mooshinka abaabulaya ilaa Sabtida waxay gaarsiinayaan 45-Xildhibaan.

    Qorshahoodu,waa fadhiga Axada in ay soo gudbiyaan Mooshinka,hadii uu Gudoomiyuhu diido fadhiga iyo qabashada Mooshinka,waxay fariisan doonaan Xildhibaanadu Goob kale,iyadoo Gudoonka uu la wareegi doono Gudoomiyaha Gudiga Baarlamaanka Axmed Jaamac Cabdille,sida ay iisheegeen Xildhibaanada Mooshinka wada.

    Waa dharbaaxo kale iyo Gool Siyaasadeed oo laga dhaliyay Deni iyo qorshihiisa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.