Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abwaan Singub oo maanta lagu aasayo Magaalada Jigjiga
    Somalia

    Abwaan Singub oo maanta lagu aasayo Magaalada Jigjiga

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Meydka Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

    Abwaan Sangub oo kamid ahaa Abwaanada ugu weynaa taariikhda Ummadda Soomaaliyeed ayaa dhowaan ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

    Aaska Abwaanka ayaa waxaa ka qeyb geli doona wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo isugu jira xildhibaano, fanaaniin, abwaano iyo masโ€™uuliyiin ka socota Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda,kuwaasi oo shalay gaaray dalka Itoobiya.

    Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdullaahi Ciise โ€œSingubโ€ ayaa ku dhashay deegaan ka tirsan dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya horaantii 1944tii waxana uu ka mid ahaa Abwaanada ugu weynaa taariikhda Ummadda Soomaaliyeed isaga oo sameeyay ruwaayado iyo heeso badan oo caan ka ah dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.