Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Addis Ababa: Ra’iisulwasaare Abiy oo Magacaabay Wasiiro cusub
    Somalia

    Addis Ababa: Ra’iisulwasaare Abiy oo Magacaabay Wasiiro cusub

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 18, 2019Updated:April 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ADDIS ABABA (IDIL NEWS)-Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xilal Wasiiro u magacaabay Siyaasiyiin caan ka ahaa Gobolada Amxaarada iyo Oromada dalka Itoobiya, iyadoo is bedelkan cusub lagu tilmaamay mid lagu yareynayo culeysyo siyaasadeed oo soo wajahay Maamulka Abiy Ahmed.

    Abiy Ahmed ayaa xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda u magacaabay Gedu Andargachew oo ahaa Madaxweynihii Ismaamulka Gobolka Amxaarada, waxaana uu bedelayaa Wasiirka xilka banneynaya Mr Workneh Gebeyehu oo noqonaya Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee Nairobi.

    Sidoo kale Wasiirka Gaashaandhigga ayaa waxaa loo magacabay Lemma Megresa oo ahaa Madaxweynihii Ismaamulka Oromada.

    Waxaa kaloo Wasiirka Horumarinta iyo Dhismaha loo magacaabay Haweeney lagu magacaabo Eng. Aish Mohammed.

    Baarlamaanka Itoobiya ayaa ansixiyay magacaabida Wasiiraddan, iyadoo markii la ansixiyay la hor dhaariyay Baarlamaanka.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.