Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Afhayeenkii Booliska Uganda oo Kambala lagu dhex toogtay
    Somalia

    Video:-Afhayeenkii Booliska Uganda oo Kambala lagu dhex toogtay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 17, 2017Updated:March 17, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Koooxo hubeysan ayaa gudaha magaalada Kampala ku delay afhayeenka ciidamada booliska Ugandha oo lagu magacaabi jiray Andrew Felix Kaweesi, waxaana la geeriyootay labo ka tirsanaa ilaaladiisa.

    Jariirada kasoo baxda Kampala ee New Vision ayaa baahisay in Andrew Felix lagu hor dalai meel aan ka fogeyn hoygiisa, iyadoo ay baxsadeen kooxihii dilka afhayeenka booliska geystay.

    Dhaawac hails ah oo qeybaha sare ee jirkiisa kasoo gaaray ayuu u geeriyooday Andrew Felix Kaweesi.

    Ciidamada booliska ayaa wada baaritaan lagu ogaanayo cida ka danbeyso dilka afhayeenka booliska, waxaana si weyn ugu hadlaya warbaahinta dalka Uganda,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.