Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Agaasime casub oo loo magacaabay xarunta Hay’adda Socdaalka ee Puntland (Akhriso)
    Somalia

    Agaasime casub oo loo magacaabay xarunta Hay’adda Socdaalka ee Puntland (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 25, 2020Updated:January 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Koofi,  ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’adda ee Puntland Maxamed Cabdi Faarax,  isagoona u wareejiyay xarunta dhexe Hay’adda.

    Sidoo kale, Wareegto kasoo xafiiska Agaasime Koofi ayaa loogu magacaabay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha laanteeda Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.