Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday
    Puntland

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qardho: 21 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Hay’adda PDRC Allaah ha u naxariistee Cali Faarax Cali (Farmiyeeri) .

    “Allaah ha u naxariisto Cali Faarax Cali (Farmayeeri) Agaasimihii Hay’adda PDRC oo geeriyooday, wuxuu ahaa odey ku suntan arrimaha bulshada, nabadda iyo horumarka Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, isagoo 20-sano xubin illaa heer Agaasime ku-hoggaamiyey Hay’adda PDRC oo Puntland wax weyn ugu taalla, muddaasi oo uu ka shaqeeyay horumarka, nabadgelyada , dimuqraadiyadda iyo dib-u-heshiisiinta.

    Geeridiisa waxaan uga tacsiyeeynayaa guud ahaan ummada Soomaaliyeed, gaar ahaa shacabweynaha Puntland, Hay’adda PDRC, eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday, Marxuumka Allaah ha u danbi dhaafo oo hoygiisa ha kadhigo janatul fardowsa, Aamiin.”

    • DHAMMAAD –

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.